هنوز هیچ نظری وجود ندارد. اولین نفری باشید که نظر خود را به اشتراک میگذارید!
آخرین پستها
Oraahyo
۶ اردیبهشت ۱۴۰۵، ۰۴:۴۷
📎 File
'Waxaan ahay addoonkaagii'
W/Q: Cumar Al Cawdah
W/T: Muxammad Cabdi faarax.
Buuggan wuxuu qoraagu ku xusay aayado si qoto dheer u taabtay, Qur'aanka dhammaantiis waa khayr iyo barako, balse waxa jira aayado qofka istaajiya una muuqda sidii in la soo dejiyay waqti xaadirkaan si ay kuu dajiso oo aad ugu nasato. Buuggan waxaan u qoray si aan u taabto qalbiyada dadka, ma aha tafsiir qoto dheer sida kutubta tafsiirka caadiga ah, balse waa sharax fudud oo ka dhigaya in dhalinyarada maanta ay si sahlan u fahmaaan macnaha aayadaha. Aayadaha aan buuggaan ku xusay waxay igu qasbeen inaan dul istaago, marka aan aayad walba dul istaagana qalbigeyga ayaa jilcayay, markaas ayaan maskaxdeyda ka
qoray waxaan dareemay iyo waxyaabaha aan ka faaiiday, Aayadaha Alle waxay bogsiiyen dhaawaceyga, waxay daaweyeen walwalkeyga, "waan ku ajiibay
Rabbigeygoow!"
https://t.me/kaydbooks
2,720
21
0
Oraahyo
۶ اردیبهشت ۱۴۰۵، ۰۴:۴۷
📷 Photo
'Qofka baarka sare iyo ka baqa buuraha, weligii bohoshiyo kama baxo habasyada'
6,530
57
Oraahyo
۶ اردیبهشت ۱۴۰۵، ۰۴:۴۷
📷 Photo
Marnaba narasiita Alle weyne haka quusan. Ilaahay waa Alle naxariis badan, sidaas oo ay tahay ciqaabtiisu waa mid daran!
10,100
42
Oraahyo
۶ اردیبهشت ۱۴۰۵، ۰۴:۴۷
📷 Photo
'Ilaahayoow haddaad i aragto aniga oo dhankaaga kasii fogaanaya, si qurux badan xagaaga iigu soo celi' 😢
Ha noqon;sida kuwa dadka lacagta leh u hadyeeya waxyaalo qaalli ah,halka dadka fuqarada ahna ay u hadyeeyaan dharkay soo isticmaaleen(iyo waxyaalo raqiis ah).
_____
.
8,820
38
Oraahyo
۶ اردیبهشت ۱۴۰۵، ۰۴:۴۷
📷 Photo
"Annagu markaanu shiinaha joogno waan awoodnaa inaanu Darwin naqdinno laakiin dawladda ma naqdin karno.
Idinkuse-reer mareykan-waa awooddaan inaad dawladda naqdisaan se inaad Darwin naqdisaan awood uma lihidin "
-Aqoonyahan shiineys ah.
9,680
28
Oraahyo
۶ اردیبهشت ۱۴۰۵، ۰۴:۴۷
📷 Photo
Gacmaha wasakhaysani waxay daliil u yihiin lacag xalaal ah(shaqee)
____