Somali Journalist Based in Denmark| Former Special reporter at office of the Deputy Prime Minister; SFG | Former director at Kalsantv | Currently Founder and CEO, Bakayle Media. | LFC FAN.
Youtube Channel: BAKAYLEMEDIA https://linktw.in/qYJrUU
Follow @mbakayle to stay updated with the latest deputy and journalist trends and news
🔴 WAR DEGDEG AH:
Ciidamada Israa’iil ayaa saaka duqeymo culus oo cirka ah ka garaacaya koonfurta Lubnaan, sida ay ku warramayso warbaahinta Al Jazeera Arabic.
8,550
91
Mohamed Yusuf Bakayle
May 12, 2026, 01:43 AM
🔴Kooxda fanaaniinta Dawlad ee Somaliland ayaa soo qaaday hees cusub oo loogu mahadcelinayo Netanyahu kaddib aqoonsigii Isr||L siisay Somaliland.
Midhaha heesta waxa kamid ah:
Geesigaa aan baqanayn ee,
Ka badheeday taadii
Idinkuna bogaadshoo
Waa beled xariir ee
Bulshadan layaabka leh
Barta reer Isr||L
Waa boqoradii
beri dhexe ilaahay
Isaxaaq uu ka beere
Barbaartii yacquubiyo
Ibraahin binu-terah.
8,030
82
0
Mohamed Yusuf Bakayle
May 12, 2026, 01:43 AM
📷 Photo
🔴 Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Maraykanka ku ammaantay doorkiisa hoggaamineed ee ku aaddan in la gaadho xal diblomaasiyadeed iyo heshiis xabbad-joojin ah.
Soomaaliya waxay sidoo kale sheegtay inay diyaar u tahay taageeridda dadaallada caalamiga ah ee lagu xoojinayo nabaddaas.
War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya ayaa sidaas lagu sheegay.
Maxay kula tahay.?
6,790
179
Mohamed Yusuf Bakayle
May 12, 2026, 01:43 AM
🎥 Video
🔴 Kadib 40 maalmood oo uu Isr||L u xidhnaa Masjidka barakaysan ee Al-Aqsa, saaka ayaa laga maqlay aadaankii ugu horreeyay, waxaana lagu tukaday salaaddii Subax, maadaama xalay laga qaaday ciidamadii ilaalinayay.
8,080
134
Mohamed Yusuf Bakayle
May 12, 2026, 01:43 AM
🔴 WAR DEGDEG AH:
Israa’iil aya bilowday duqeymo cusub oo ay hadda ka geysanayso Beirut, caasimadda Lubnaan.
5,850
58
0
Mohamed Yusuf Bakayle
Mar 30, 2026, 07:02 AM
📷 Photo
🔴 WAR DEGDEG AH:
Gantaal Iiraani ah ayaa ku hoobanaya aag warshadeed oo ku yaalla Naqab, oo ah lamadegaanka koonfurta Israa’iil.
Galab adag ayay u tahay Israa'iil.
3,610
90
Mohamed Yusuf Bakayle
Mar 30, 2026, 07:02 AM
🎥 Video
🔴Argagax; Waa hooyo reer Falastiin ah oo ka dul ooyaysa maydka wiilkeedii afraad oo shahiiday. Saddexdii kale ee la dhalatay ayaa hore ugu shahiiday duqeymo, halka kan xalay uu ku dhintay duqeymaha Israa’iil ka geysatay Gaza, isagoo dhowaan laga sii daayay xabsiyada Israa’iil.
Wuxuu ahaa kii keliya ee uga hadhay afarta wiil ee ay dhashay, isna xalay ayay wayday.
3,350
183
Mohamed Yusuf Bakayle
Mar 30, 2026, 07:02 AM
🔴 Iiraan oo dukum daakum ka dhigtay Wershadihii Kiimikada ee ku yaalay Koonfurta Israa'iil.
3,320
75
0
Mohamed Yusuf Bakayle
Mar 30, 2026, 07:02 AM
📷 Photo
🔴 WAR DEGDEG AH:
Israa'iil ayaa dadka deggan agagaarka magaalada Neot Hovav, gaar ahaan aagga warshadaha, ka codsatay inay yareeyaan dhaq-dhaqaaqa waddooyinka ilaa amar kale laga soo saarayo waxaana jira cabsi xooggan oo laga qabo daadasho walxo halis ah maadama oo la duqeeyay wershadihii kiimikada.
3,630
91
Mohamed Yusuf Bakayle
Mar 30, 2026, 07:02 AM
📷 Photo
🔴 Iiraan oo dukum daakum ka dhigtay Wershadihii Kiimikada ee ku yaalay Koonfurta Israa'iil.
3,170
112
Mohamed Yusuf Bakayle
Mar 30, 2026, 07:02 AM
🎥 Video
🔴 Iiraan ayaa duqeysay aagga Neot Hovav ee gobolka Negev ee koonfurta Israa’iil, oo ah meel ay ku yaallaan warshadaha kiimikada ee Israa'iil.