Dadkii wanaagsanaa mid kamida ayaa yiri
โMarka aanu salaada xageeda soo aadno kabaha markaan bixinayno ayaan adduunyadana kabaha la bixin jirnayโ
Macnaha sida aan kabaha u siibmay ayaan adduunka oo dhan sida kabaha uga tagi jirnay oo salaada ayaan khushuuc ku tukan jirnayโค๏ธ
245
3
0
malikat maria๐ฅฐโจโค๏ธ
May 3, 2026, 05:44 AM
Sacad bin bilaal ayaa yiri baa la yiri:
Addoonku hadduu dambaabo ilaahey subxaanahu wt wuxuu ku galladaystaa afar xaladood:
- Arsaaqdiisa kama jaro.
- Caafimaadkiisa kama qaato.
- Dembigiisa korkiisa kama muujiyo.
- Ciqaabtiisana kuma soo dedejiyo.
โค
Xishoodka iyo Qiimaha uu Islaamku Siiyay
Xishoodka waa akhlaaqda diinta Islaamku oo ay si weyn u ammaantay, waana dareen qofka ka celinaya inuu ku kaco wax xun ama ceeb ah.
ููุงูู ุงููููุจูููู ๏ทบ: "ุฅูููู ููููููู ุฏูููู ุฎูููููุงุ ููุฎููููู ุงูุฅูุณูููุงู ู ุงููุญูููุงุกู"
"Diin kasta waxay leedahay akhlaaq, akhlaaqda Islaamkuna waa xishoodka."
[Muโjam Al-Tabaraani Al-Kabiir]
ููุงูู ุงููููุจูููู ๏ทบ: "ุฅูุฐูุง ููู ู ุชูุณูุชูุญููู ููุงุตูููุนู ู ูุง ุดูุฆูุชู"
"Haddii aadan xishoonayn, samee waxaad doonto."
[Saxiix Bukhaari]
Xishoodku waa mid ka mid ah astaamaha ugu muhiimsan ee qofka Muslimka ah. Waa inaan ku dadaalnaa ilaalinta xishoodka iyo akhlaaqda wanaagsan si aan u dhowrno xiriirka aan la leenahay Alle iyo bulshada.
382
3
malikat maria๐ฅฐโจโค๏ธ
May 3, 2026, 05:44 AM
๐ท Photo
Taabicigii la oran jiray Mucaawiya Binu Qurrah ayaa yiri:
"Waxaan la kulmay toddobaatan (70) ka mid ah asxaabta Nebi Muxammad (SCW), kuwaasoo haddii ay maanta idin dhex yimaadaan, aan waxba ka garan lahayn waxa aad ku sugan tihiin โ marka laga reebo aadaanka."
Hadalkaas Mucaawiya Binu Qurrah wuxuu si qoto dheer u muujinayaa sida ay ummadda Nebi Muxammad (SCW) isu beddeshay, oo ay uga fogaadeen dhaqankii suubanaa ee ay ka dhaxleen Nebigooda.
421
3
malikat maria๐ฅฐโจโค๏ธ
May 3, 2026, 05:44 AM
Nabiga๏ทบ ayaa la waydiiyay:
"maxaa ugu badan oo ay dadku Janada ku galaan?"
Wuxuu yiri: "Cabsida Illaahay iyo Akhlaaqda Wanaagsanโฅ๏ธ"
377
8
0
malikat maria๐ฅฐโจโค๏ธ
May 3, 2026, 05:44 AM
Jaceylka xad-dhaafka ah ee aduunka waa xabsi qalbiga ku dhaca wuxuuna keena 3 Arimood
1) Walwal joogto ah .
2) Daal aan dhamaad laheyn .
3) Murugo joogto ah .
Wadada keliya ee looga badbaadi karo waa in addunyada loo arko wadadii aaqiro loo mari lahaa oo aysan addunyada noqon hadafka loo noolyahay .
Maxaa yeelay addunyada lagama dhergo
Nabi Muxamed (NNHK) wuxuu dhahay
ma buuxiso caloosha Aadamaha - Nafta Aadamaha wax aan ahayn ciidda .
waxaa wariyay Bukhaari (6436) Muslim (1049)