Пока нет отзывов. Будьте первым, кто поделится своим опытом!
Последние посты
Xafso carap🍁👸
19 мая 2026 г., 20:00
📷 Photo
🌿 Camallada ay habboon tahay in Muslimku ku dadaalo maalinta Jimcaha:
▪️ Inuu badiyo salaadda Nabiga ﷺ
▪️ Akhrinta Suuradda Al-Kahf
▪️ Inuu Alle ﷻ baryo xilliga ducadu la aqbalo
Aan ka faa’iidaysanno saacadaha maalintan barakaysan..
422
3
0
Xafso carap🍁👸
19 мая 2026 г., 20:00
Wa lbo nin masjidey usocdn waxa ka hor imaty 9 gabr nimanki md kamida a salmy ninki kala dhahay maxa gabdhaha usalmty so salada kama jabyso sanw ku dhahay igama jabyn wayo gbdhaha 3 ana dhaly 3 abbahy ey ladhashn 3 aney ila dhashen 9 koduna xaskyga ayey ka farcmen e sbbta ey uga farcmen aa larba
724
3
0
Xafso carap🍁👸
19 мая 2026 г., 20:00
📢 OGAYSIIS
Xalaqada Naafiic Al-Madani waxay qaadanaysaa arday cusub 📖
Waxaad ku baran doontaa saxidda dhawaaqyada Qur’aanka iyo xifdin sugan.
Haddii aad rabto inaad Qur’aanka si sax ah u akhrido una xifdiso,
fursaddan ha seegin 🌿
📲 Nala soo xiriir:
[ https://t.me/macruuf1
434
4
0
Xafso carap🍁👸
19 мая 2026 г., 20:00
🧠💥 #Qaylo_Dhaan_Wacyi | Ma fahamsan tahay waxa lagugu samaynayo? 🎭
Way kaa qosliyaan… adiguna waxaad moodaysaa inaad is maaweelinayso!
📺 Waxaad daawanaysaa musalsalo…
🎧 Heeso ayaad xafidaysaa…
🏆 Ciyaarta soo socota ayaad sugaysaa…
🎮 Aad baad ugu ciyaareysaa adigoon istaagin…
Laakiin gadaasha dambe:
Waxaa la maamulayaa dunida,
Waxaa lagaa dhacayaa hantidaada,
Diintaada waa la fasahaadinayaa,
Fahankaagii waa la halligayaa… adigoon ogeyn!
📣 Waxay ku yiraahdeen qoraalladoodii si toos ah:
“Waxaan ka buuxin doonnaa jaraa’idka, majalladaha, iyo tiyaatarka damac iyo shahwo…
Waxaan dadka ku qaadin doonnaa raaxo iyo madadaalo…
Ilaa aan ka dhammaynno maskax kasta oo naga soo horjeeda, iyo qalbi kasta oo naga kacaya!”
❕ Ma ogtahay waxa ay ujeeddadoodu tahay?
Shacab aan caqli lahayn
Ummad aan xishood iyo geesinimo lahayn
Dhalinyaro ku dhex dhacay ciyaar iyo shahwo
Haween aan faa’iido lahayn oo raadinaya magac iyo muuqaal
💣 Jiil dhan… oo lagu kiciyo amarro, xitaa ogaan la’aan cida cadawgiisu yahay!
🛡 Ka hortag..!
⏳ Ha u oggolaan in madadaalo ay noqoto dawo kaa seexisa wacyigaaga.
📚 Akhri… Faham… U nooloow adigoo garanaya inaad bartilmaameed tahay… waayo sidaas ayay tahay!xaqiqadu
🧠 Xusuusnow: Qofka aan wacyigiisa isaga dhisan… waxaa loo dhisaa wacyi been abuur ah oo lagu dilo isagoo qoslayo!
✅ #Madasha_Wacyi@caaqilmufakirah
U sheeg kuwa u malaynaya in Islaamku dhammaaday:
Islaamku ma dhammaado, balse wuu libdhaa markaan annagu libanno,
wuu soo noqdaa markaan soo noqonno;
U Soo noqoshadaada xaga Alle waa bilowga sharafta ummad!
Haddaba ha is yaraysan naftaada, adigu waxaad tahay askari dagaalka wacyiga.
#Madal_Wacyi
946
7
0
Xafso carap🍁👸
19 мая 2026 г., 20:00
📷 Photo
Ha sugin farxad si aad u dhoola-caddeyso… ee dhoola-caddee si aad farxad u noqoto.
Maxaad ugu tiirsan tahay fikirka joogtada ah, iyada oo Allaana yahay Kan arrimaha kuu maamula?
Maxaad uga welwelsan tahay waxa aanad garanayn, iyadoo wax walba ay rabbi u caddyihiin?
Sidaas darteed, deganaan muji… waayo waxaad ku jirtaa ilaalinta Ilaaha wax dhowra.
Waxadna qalbigaaga katiraa ka hor inta aan carrabkaaga ku oran, : “Waxaan arrinkayga u dhiibay Ilaahay.”
943
6
Xafso carap🍁👸
19 мая 2026 г., 20:00
Dhammaan waxyaabaha waa la illoobaa marka laga reebo kuwa qalbigaaga taabtay,
Dhammaan meelaha waa laga guuraa marka laga reebo kuwa naftaadu degtay,
Dhammaan dadka way is beddelaan marka laga reebo kii kuu ahaa wadan.
1,000
3
0
Xafso carap🍁👸
19 мая 2026 г., 20:00
Waqtiga lagaama xadin…ee adiga ayaa gacantaada ugu dhiibaya telefoonka!
📲 Jiidashada shaashadda, “fiidiyowyada gaagaaban”, iyo “daqiiqad” aan ujeeddo lahayn…
waa qayb laga saaray cimrigaaga, adiguna waad ku qosleysaa!
Masiibadu kuma koobna oo keliya khasaaraha waqtiga,
ee waxay ku jirtaa inaad lumiso dareenka ku saabsan waqtiga…
marka miyirkaaga la suuxiyo ilaa aadan kala garan karin waxa faa’iido leh iyo waxa maaweelo ah.
📲 Telefoonku ma aha cadawga…
laakiin isticmaalka aan miyir qabka ahayn waa silsiladda qarsoon ee kaa hor istaagta inaad kacdo,
in aad salaadda ku tukato si khushuuc leh,
in aad bogsato,
iyo in aad guulaysato.
Kac saaxiibkay…
Ma aha oo keliya waqti, waa adiga!
#Madal_Wacyi ✅
822
2
Xafso carap🍁👸
19 мая 2026 г., 20:00
Qacidda ayaa ah garo naftada yaan lagugu danaysan adna ha noqon danayste waa sida saxda haddi aadan ogolayn in lagugu danaysto cidna haku danaysan,
1,250
3
0
Xafso carap🍁👸
4 мая 2026 г., 21:42
📷 Photo
Qurux Bananka taaal io Qurux qorsoon isku mid mahan 💯
Jirkana adigu ma lihiid amaano kugu yahay wajipka aleh saar xiro asturo abayo Xubanahaga,
Haku radin qawanan magac iyo maamus si aad u hesho amaan badan blse raadi raali ahanshaha aleh iyo aduun iyo akhirop inad libaanto kaga kheyr badan dad Aamntood wlhi✅
Hana ku raadin xijaabkaga maamus io magc aleh drtiis u xiro