Marka ay noloshu kugu adkaato oo aad werwer iyo xanuun kugu saarto, ha is dhiibin oo iska xidh. Eeg nolosha daaqadda rajada iyo yididiilad adiyo alle wax wanaagsan ka sugaya waxaadna ka heli doontaa wax cajiib ah.
908
7
0
QALBI DHAYE
11 de mai. de 2026, 00:23
Asxaabta qiimaha badan safar ayaan galayaa iiso duceeya
632
2
0
QALBI DHAYE
11 de mai. de 2026, 00:23
๐ท Photo
๐ข Ogeysiis Muhiim ah ๐ข
Waxaan si sharaf leh ugu wargelinaynaa dhammaan dadka jecel barashada cilmiga sharciga ah in la bilaabayo casharro bilow ah oo lagu baranayo laba maaddo oo muhiim ah:
๐ 1. Xadiis
๐ 2. Siira (Taariikhda Nabiga ๏ทบ)
โจ Waxaa la qaadanayaa arday tiro kooban, sidaa darteed fadlan ka faaโiideyso fursaddan ka hor inta aysan buuxsamin.
๐ F. G: Casharradu waa bilaash, waxaana lagu bixinayaa qaab online ah.
๐ฉ Kusoo biir oo ka mid noqo safarka barashada cilmiga!
https://t.me/Maskiinow3
457
QALBI DHAYE
22 de abr. de 2026, 21:44
๐ท Photo
477
0
0
QALBI DHAYE
22 de abr. de 2026, 21:44
Wax walba oo noloshan ku jira waxay leeyihiin qiimo...
Laakiin waligaa ha ku bixin qiimo sare wax raqiis ah. ๐น
532
5
0
QALBI DHAYE
22 de abr. de 2026, 21:44
Wax kasta oo noloshaada ku dhaca, si kasta oo ay arrimuhu u muuqdaan kuwo murugo leh, ha quusan. Xitaa haddii dhammaan albaabadu xidhnaadaan, Ilaahay wuxuu kuu furi doonaa waddo cusub.
628
6
0
QALBI DHAYE
22 de abr. de 2026, 21:44
๐ท Photo
528
3
0
QALBI DHAYE
22 de abr. de 2026, 21:44
Haka masayrin nimco qof alle siiyay
Waayo waaa tiisi adigana taada marna cid kale qaadan mayso marka si niyad sami leh usug wixi alle ku qadaray
650
7
0
QALBI DHAYE
22 de abr. de 2026, 21:44
Ha murugoon, maxaa yeelay Ilaahay wuxuu ku maamuli doonaa arrimahaaga naxariistiisa.
Marka aad qof jeceshay: Ha raadin sababaha kugu kalifay in aad jeceshay, balse raadi waxa kugu kalifaya in aad ilaaliso.
529
9
QALBI DHAYE
14 de abr. de 2026, 00:30
๐ท Photo
463
0
0
QALBI DHAYE
14 de abr. de 2026, 00:30
Had iyo jeer waxa qalbiga ka jira sheeko aamusan, oo aan erayadu cadaalad u samayn karin, cidna aanay fahmin.
426
4
0
QALBI DHAYE
14 de abr. de 2026, 00:30
Qabrigu waa guriga dhabta ah ee qof walba sugayaโฆ
Maalin kasta oo qorraxdu soo baxdo, dad baa faraxsan, qaarna waa mashquul, kuwo kalena waxay iloobeen halka ay u socdaan. Laakiin qabrigu ma illoobo cidna. Wuxuu aamusnaan ku sugaa qof walbaโyar iyo wayn, hodan iyo faqiir.
Halkaan maanta joogno waa meel ku meel gaadh ah, balse halka aan u socono waa meel aan ka laga so laabanayn. Qof walba hal mar ayuu gali doonaa godkaas cidlada ah, halkaas oo uu la kulmi doono waxa uu soo shaqaystayโwanaag iyo xumaanba.
Qabrigu ma leh qurux, ma leh raaxo, balse wuxuu noqdaa beer ama cadaab, iyadoo ku xidhan camalka qofka.
Haddaba nafteena aan xasuusinno: noloshan waa safar gaabanโฆ qabriguna waa hoyga dhabta ah ee nagu sugaya. ๐