Nenhuma avaliação ainda. Seja o primeiro a compartilhar sua experiência!
Últimos Posts
Coldoon
25 de mai. de 2026, 22:47
📷 Photo
Goortu waa 19/11/2018,goobtu waa magaalada Godey ee Soomaaligalbeed.
Waa 8 sano ka hor.
Qisada sawirka
Sawirkan waxa la iga qaaday aniga oo muuqaal ka duubaya dadka reer Godey ee Soomaaligalbeed oo ka warramaya dhibta ay ka soo mareen taliskii hore ee Itoobiya .
Waxa dareenkayga taabtay ka warranka ay ka warramayeen dhibaatooyinkii iyo dulmigii lagu hayey iyo maanta sida ay u xorriyad warramayaan .
1,480
33
0
Coldoon
25 de mai. de 2026, 22:47
📷 Photo
Maraykan ayuu ka soo dagaal tagay, koonfurta Lubnaan baa lagu Dubtay.
1,590
49
Coldoon
25 de mai. de 2026, 22:47
🎥 Video
Dad haddaad is qabataab.
1,820
18
0
Coldoon
25 de mai. de 2026, 22:47
📷 Photo
Ibraahiimiydda iyo dabadhilifnimada ay sexeexeen ganataalada Eeraan ka celin wayday,yuhuud iyo nasaaro na wax ka celin waaye.
Sawirku waa waa 2020 iyo “aqalka cad” waa sexeexii heshiiska ay Imaartka iyo Baxrayn la galeen yuhuudda.
1,820
28
Coldoon
25 de mai. de 2026, 22:47
Ugaandhiiska bakhtigooda koonfur lagu wadho ayaa leh 2 todobaad baanu ku qabsanaynaa Dahraan. Way maadaynayaan e kuwooda la wadhwawdho ha u taliyaan.
1,490
33
0
Coldoon
25 de mai. de 2026, 22:47
🎥 Video
Hiilkoodu waa halaag.
2,960
31
0
Coldoon
25 de mai. de 2026, 22:47
📎 File
Xaafadda jarmalka ee magaalada Burco.
2,250
7
0
Coldoon
25 de mai. de 2026, 22:47
🎥 Video
Dagaalkansaliibiyiinta iyo yuhuuddu waa dagaal caqiiso ku salaysan
3,180
49
0
Coldoon
25 de mai. de 2026, 22:47
🎥 Video
Waa kuwaa xabsiga Mandheera ka soo baxay.
2,740
30
0
Coldoon
25 de mai. de 2026, 22:47
🎥 Video
Wiilkaan Gaalkacayo ayuu ka imaadday.
3,430
36
0
Coldoon
10 de mai. de 2026, 22:21
🎥 Video
Balanbalka Bahja.
3,830
36
0
Coldoon
10 de mai. de 2026, 22:21
Gumaystaha Xalane jooga ayaa Soomaaliya xukuma.
5,530
95
0
Coldoon
13 de abr. de 2026, 21:59
Cashuurta waxa laga qaadaa saboolka waxaana lagu celiyaa maalqabeenada.
Sakada waxa lga qaadaa maalqabeenada waxaana lagu celiyaa saboolka.
5,530
64
0
Coldoon
2 de abr. de 2026, 18:43
Dadka leh cashuurta waxa lagu dhisaa dugsiyo (iskuullo) iyo Dhakhtarro (hospital ) xagaad ku aragteen iskuul iyo dhakhtarro bilaash ah?! Oo dadka loogu adeegayo si lacag la’aan ah?!
Soo sheega dugsiga ama cisbitaalka ay dhiseen-cashuurqaadayaaahu ee bilaashka ah?!
Cashuur-qaadayaaahu adeeg bilsah ah ma bixiyaan walaalayaal.
5,410
47
0
Coldoon
2 de abr. de 2026, 18:43
Baadda lagaa qaado (cashuurta )haddii la siiyo oo mushahar looga dhigo garsoore ku xukumaya wax aanu Ilaahay soo dejin, sida xeerka ciqaabta guud, maxaad dareemooysaa?
4,890
16
0
Coldoon
2 de abr. de 2026, 18:43
Muslimiinta sako ayaa ku waajib ah , cashuur in laga qaadaa waa xaaraan.