🚩- Bismillaah.
❗️- waxaan dib uxaraynay dadki horay uhaystay activeka websiteka cusub
❗️- Haddi aad kamid ahayd dadki horay uga haystay activeka websiteki hore fadlan waa last time maanta iyo barri laxiriir whatsapp
🚩- dadka cusub waxay iskudiwangelin karaan manual ama card http://xornimo-dhaqaale.com/
🚩- laxiriir whatsappkeena : https://wa.me/252907333839
35,500
62
0
Xornimo Dhaqaale
25 de mai. de 2026, 22:39
📷 Photo
🔔Buy ONE GET ONE , ku eg 48saac
✅Hal accoun gado oo hel 2account
✅adeegso codekaan si aad uheshi
✅Discount: xornimo
✅phase1 iyo phase2 markad ka
gudubti baad helaysa accounkale o free-ga ah
🔔Hadadan haysan card aad kugadati nala sooxiriir telegram: https://t.me/xornimodhaqaalee
✅Adeegso linkigeena : https://fundednext.com/?fpr=xornimo-dhaqaale
37,000
72
Xornimo Dhaqaale
25 de mai. de 2026, 22:39
📷 Photo
❤️Asc walaalaha qaaliga ah isku soonoqosho wanagsan. Dhammaan aadbay umahadsanyihiin dadki dulqaadka noo muujiyay inta aan updateka wadney
Academiyadda qaabkeedi odhan baan badalnay maalinta jimcaha warbixin kusaabsan baan soo bandhigayna telegram iyo youtube aan iskala socono.
Waxaan maanta bilaabayna diwangelintooda dad kudhow 1000kun qof oo academiyadda kujiray iyo qaar intay xirnayd isasiidiwangeliyay.
💳 academiyadda waxaad iskaga diwan gelin karta hadda kadib card visacard or mastercard si toos ama waxaad lasoxiriiraysa wharsappkeena hadadan card haysan +252907333839
http://xornimo-dhaqaale.com/
30,400
Xornimo Dhaqaale
10 de mai. de 2026, 22:17
📷 Photo
🎁 millioneirska ugu badan caalamka waxaa soosaara suuqa cyprto.
💵 shalay waxaa sobaxay new cyrpto aan horay ujirin taaso qiimaheedu ahaa 0.1 isla shalay waxay gaartay $5,000.
🚩 haddi aad gadan lahayd ama aad garanaysay meelaha laga gato inta aysan soobixin waxaa dhici kartay in $50 aad kugaadati qiimahedu marku ahaa 0.1 aad heshi 500xabo kadib 500×$5,000= oo kafaaidi $2,500,000
🚩Tani maahan wax sahlan balse waxay usahlantahay qofki garanaya aqoonta suuqaan iyo meelaha lagahelo cyrptadan inta aan exchange sooqaadan.
🚩Waxaajira rules isku xig xiga oo aad kafiirinaysi lacagtaan inay mid wanagsan mid xun mid aan qiime yelan doonin mid qiime yeelan doonta mid tuugo mid real ah meelaha laga helo in exchange waaweyn sooqadan doonan iwm. Waxaa jira markay bilowga tahag meelo lagu soobandhigo waxaa jira hab loo akhriyo inay wax ku ool tahay .
📢 plan A. Markaan update websiteka soodhamayno maalmaha sosocda waxaa xigi doona inaan soo bandhigno barnaamij aan oran karno waaki koowaad ee ugu ballaarna ee looga hadlo suuqa crypto
23,800
Xornimo Dhaqaale
28 de abr. de 2026, 09:06
📷 Photo
🚩 update cusub Fundednext. Stellar lite
Qiimaha waa raqiis sidokale dailyloska iyo max loska wa layareyay sidookale targetka laga rabo waa layareeyay.
🚩 wixi macluumaad ah warqadda kafiiri
🚩7.5% Discount all accouns
- Discount Code: xornimo
⚠️Hadadan haysan card aad kugadati nalasooxiiriir waan kacawinayna
⚠️ kafuro linkigeena: https://fundednext.com/?fpr=xornimo-dhaqaale
20,500
64
Xornimo Dhaqaale
13 de abr. de 2026, 21:55
📷 Photo
Ramadan Mubaarak☪️,
Ilaaahay soonka nabad iyo caafimaad qab waa inoogu bilaabaye ha inoogu dhameystiro, kuwa bishaan Ramadaan Khayrkiisa iyo nimcadiisa ka faaideysta-na allaha inaga dhigo.