Nenhuma avaliaรงรฃo ainda. Seja o primeiro a compartilhar sua experiรชncia!
รltimos Posts
RUUXDA 'DAGAN ๐ ูุฏูุก ุงูุฑูุญ๐
26 de mai. de 2026, 07:49
๐ท Photo
ABU ABDULAHI" Naxariis iyo nabad galiyo Kor kiisa ha Ahaate" Waxa laga warye"' Haka Tagina Aqrinta" Suurada_ AlRAHMaN'" Ofinteeda"illeen kuma dago Quluubta Munaafiqiinta"' Eebane Malinta Qiyaamaha" Wuxu ku Keeni doona" Qaab Bil'Adan Ah' Una Qaabeysan Qaabka ugu wngsn Una Udgoon' Ilaa Ay ka istagto"' Ilaahey Hortiisa" Meel Aan cidna Ugu Dhaweyn"' Markaas Ba la su'aali doona"
waa ayo kan ku raaci jiray nolosha adduunyo oo akhriskaga caadaystay?
Hadaba Wexey Tiraahda'" Rabiyoow'* KAN IYO KAAS"'
Wajiyadoodu way caddaan doonaan, wuxuuna ku odhan doonaa: U shafeeco u shafeeca kuwa aad jeceshihiin. Markaasay u shafeeceeyaan ilaa laga waayo hadaf iyo cid u shafeecan, markaasuu ku yidhidoona"
gala janada oo ku waari dhexdeeda"' Kana Gala meshaad doontaan
3,250
0
0
RUUXDA 'DAGAN ๐ ูุฏูุก ุงูุฑูุญ๐
26 de mai. de 2026, 07:49
๐ท Photo
Jannada waa hoy Aan cadaab kajirin"
Ma jirto shaqo, daal, murugo, werwer, darxumo, iyo mid ka mid ah dhibaatooyinka adduunyada, ee si fiican u shaqee shaqadaada si aad u hagaajiso dhamaadkaada โจ
#Jimca dayip
ุงูุฌูุฉ ุฏุงุฑ ุฌุฒุงุก
ูุง ููุฌุฏ ูููุง ุนู ู ููุง ุชุนุจ ููุง ุญุฒู ููุง ูู ูู ููุง ุดูุงุก ููุง ุงู ุดูุก ู ู ู ุชุงุนุจ ูุงุฐู ุงูุฏููุง ู ุฃุญุณูู ุนู ููู ูุชุญุณููุง ุฎุงุชู ุชูู โจ
#ุฌู ุนุฉ ู ุจุงุฑูู
Qalbigaa run kuu doonay
dookhaa cod kugu keenay
kugu xulay dadaalkaaga
Xilkaan adiga kuu doortay
waligaa ka dagi maysid gacaliye / gacaliso๐๐ซ
Intaa yar ku sharfa kuwa aad idnku jeceshihin isla markaana iyaguna jaceylka ay idin qabaan usii labo jibaaranyahay๐ซถโฅ๏ธ๐ค
4,140
0
0
RUUXDA 'DAGAN ๐ ูุฏูุก ุงูุฑูุญ๐
11 de mai. de 2026, 02:13
[poll]
3,950
0
0
RUUXDA 'DAGAN ๐ ูุฏูุก ุงูุฑูุญ๐
11 de mai. de 2026, 02:13
Ma qabo rajo kawayn raaligalinta alle iyo doonista janadisa๐คฒ๐ฅฐ๐ซถ
Arooryo suuban๐ฅ
Jimca wanagsanโฅ๏ธ
ha ilmaynin lama oolin karo amar ilaahay'e
Jannadii Mahurudaa awowe ๐ฅน
Iguso duceya manta wa jimco awoowgey inu alle ha u naxariiste iyo dhamaan ummada muslimiinta ee geeriyotay janadiisana ka waraabiyo ummadiisa๐คฒ๐ฅบ
4,010
0
0
RUUXDA 'DAGAN ๐ ูุฏูุก ุงูุฑูุญ๐
11 de mai. de 2026, 02:13
๐ท Photo
๐ฌ KU BIIR BEESHA BAHDA SOMALIDA EE TELEGRAM! ๐ฌ๐
๐ฐ Somali Community ๐ฐ
๐ Adeegyo Badan?
โ Macluumaad u baahantahiin
โ Casharada Islaamiga ๐โจ
โ Buugaag iyo casharo free ah๐
โ Qormooyin iyo dhiirigalin ๐ก
๐๐๐๐๐
๐ Xusuusnow:
๐น Waa bilaash! ๐
๐น Yaa laga masixin! โณ
๐น Waa fursad! ๐
๐๐พ HADDA KU BIIR!
๐ฒ Guji linkiga hoose si aad ugu biirto:
โคต๏ธโคต๏ธโคต๏ธ
๐ https://t.me/addlist
OR
๐ Donโt Wait, Join Now! ๐
๐ https://t.me/addlist
3,580
RUUXDA 'DAGAN ๐ ูุฏูุก ุงูุฑูุญ๐
11 de mai. de 2026, 02:13
Saw dartay umaad dhalan ?
Ana feedha dhabarkiyo
Dhinac kaa maqnaayoo
Dhulka lagu abuuriyo
dhadigaagii baan ahay
Waynu kala dhaqaaqnee
Wax dhexdeena yaaloo
Dhamaan waayay baa jira
Adna dhaymo Maad helin
Anigana dharaar qudha
Dhawaaqiyo codkaagii
Dhagahayga kama bixin
Haasaawe dheeraa
oo dareeno dhaba iyo
Nafo laysku dhaafsaday
Inkastoo la dhayalsaday
Xasuus dhago adaygtoo
Dhiman wayday baa nool
Mana rabo dhigaagee
Adigana dhabeel kale
Dhaayahaagu yay qaban
Saw dhibicda roobkee
Kugusoo dhacaysiyo
Dhulka aad ku socotiyo
Dharka kama hinaasani๐
Jimce wngsan dhaman asxabta ku xidhan pagekena Ruuxda Dagan๐ซถ๐คโค๏ธ