Il n'y a pas encore d'avis. Soyez le premier à partager votre opinion !
Derniers articles
DHIIRIYE CHENNEL
22 mai 2026, 21:38
📷 Photo
﴿فَاذْكُرُونِي أَذْكُرْكُمْ﴾
Ha ka tegin xusidda Alle, si aadan kaga Qadi inuu Alle ku xuso.
﴿وَمَا كَانَ اللَّهُ مُعَذِّبَهُمْ وَهُمْ يَسْتَغْفِرُونَ﴾
Ha ka tegin dambi dhaaf weydiisashada (Istiqfaarta), si aanad uga qadin badbaadada.
﴿ادْعُونِي أَسْتَجِبْ لَكُمْ﴾
Ha ka tegin ducada, si aanad uga qadin ajiibidda [in lagaa aqblo]
﴿لَئِن شَكَرْتُمْ لَأَزِيدَنَّكُمْ﴾
Ha ka tegin shukriga, si aanad uga qadin kordhinta (siyaadada naxariista Alle)
335
1
0
DHIIRIYE CHENNEL
22 mai 2026, 21:38
📷 Photo
Faa’iidada xusuusta liidata ee qofka waa inuu mar kasta ku raaxaysto waxyaabaha wanaagsan sidii inay tahay markii ugu horreysay.
~Friedrich Nietzsche.( faylasuuf iyo qoraa Jarmal ah).
345
3
DHIIRIYE CHENNEL
22 mai 2026, 21:38
SHEEKO:Jaariyad jaceyl galay
QAYBTA 7aad 💘💍
Anas markuu yiri aniga kuma farxsani guurkan ayaan is dajiayay oo aaan ilmada iska masaxay kadib ayaan iri lkn maxaadan ugu faraxsaneyn iisheeg maa iska guursatid markaas ayuu yiri maya marabo macquulna ma ahan inaan guursado maxaa yeelay nafteyda raali kama ahan kumana qanacsani noloshaas
Kadib ayaan iri ee ma xiriir ayaad leedahay oo qof baad balan wadda gasheen markaas ayuu yiri anas mya qofna balan lama galin lkn aniga gabar baan jeclahay iyadda ayaana rabaa inaan guursado
Mar labaad ayaan naxay oo jirkeygi dhamaa baa is badalay kadib ayaan iri waa ok guul ayaan kuu rajeeynayaa markaas ayuu yiri naciima haddalkaaga maanta farxada kama dareemaayo maxaa jira iisheeg inaad ila faraxdo ayaan rabay maamaada aan wllkaa oo kale ahay kadib ayaan iri adigaba ma faraxsanid oo qof aadan rabin ayaa lagugu qasbayaa sideen ufaraxsanaadaa iisheeg
Kadib ayuu yiri waa runtaa lkn waxaan rajeeynayaa sidaan rabo ineey wax u dhacaan hooyana ifahmi doonto markaas baan iri waayahay
Aniga waxaa wal wal daran igu abuuray cida aay tahay gabadha uu anas jecel yahay mana weeydiin intuu ila hadlaayay waxaa iiyeertay maama caasha markaas beey u tustay sawirka gabadha aay anas u dooni rabto waxeyna iiraacisay bal kwrn ninka gabadha sidaan uqurux badan diidaayo
Kadib ayaan ku iri waa uu qaldan yahay hooyo markaas beey tiri adiga mala sheekeeysatay ma gabar ayuu xiriir kala dhaxeeyaa markaas ayaan iri hooyo aniga ma weeydiin arintaas warna kama haayo waana kasoo tagay
Iyaddoo fiid ah ayaa lasooo wacay maama caasha oo waxeey aaday wllshed oo xanuunsan guriga waxaa kusoo haray 3 deeni idil waxeey tiri aan isla seexano qol maadaama aay hooyo maqan tahay waan cabsanayaahe
Kadib ayaan ku iri waayahy qolkeeda ayaana wadda seexanay labadeena markii aan is iri weey huruday ayaan kasoo baxay qolka waxaana imaaday fadhiga waxaan sugay intuu anas bananka usoo baxaayo lkn anas waa uu igu soo daahay fadhiga ayaan yara seexday intaan tvga daartay wax yar kadib hurdo ayaa ila tagtay oo waan hurday
Iyaddoo aay tahay xili saq dhexe ah ayuu anas banaanka soo aaday kadib ayuu maqlay tvga oo daaran anas waa uu yaabay markaas ayuu soo galay fadhiga wuxu arkay anoo jiifa waxa uu mooday inaan soo jeedo kadib ayuu ila hadlay balse kuma kicin aniga intuu agteyda soo fariistay ayuu tvgi damiyay ayuu iga kiciyay aad ayaan iskugu naxay
Markaas ayuu yiri maxaa kugu dhacay caawa halkan ayaad ba seexataye shaqada miyaa maanta kugu badneen kadib ayaan iri maya aniga ayaaba la yaabay waxa halkan ikeenay markaas ayuu yiri runta iisheeg waad ogtahaye maxaad sugeeysay
Kadib ayaan ku iri iska dhaaf hadda haddii aad iga kicisay waad mahadsan tahay waan seexanayaa markaas ayuu yiri maya maseexaneeysid ilaa aad runta iiga sheegto
Kadib ayaan iri maya waxba ma jiraan waan iska daalanaa ee arintii maxaad ku xaliseen hooyo gabar qurux badan ayeey itustaye miyaad ogolaatay kadib ayuu yiri lkn adiga kaama qurxoona ogoow mana rabo aniga hooyana waan usheegay gabadha aan jeclahy ayaan guursanayaa kaliya
Kadib ayaan ku iri lkn gabadha aad jeceshahay maa i bartid markaas buu yiri waanku barayaa mobilka ayuuna jeebka kasoo bixiyay aniga qalbiga ayaa saaid iixanuunay aniga dhan waan jareeyay kadib ayuu yiri waakan gabadha aan jeclahy sawirkeeda arag
markaan indhaha saaray aad ayaan u naxay haddalka dhan ayaa igu xirmay kadib ayuu yiri haddal naciima kwrn gabadha soow ma qurux badna balse aniga haddal makaro waxaa noqday sidii qof kooma galay waxaan dambcay inaan qolkeyga aado balse waan awoodi waayay inaan is dhaqaajiyo anas aad buu iila yaabay markaan hadli waayay..
Lasoco part:8
#Please_Share and #like mahadsanid
📢 OGEYSIIS MUHIIM AH
Ma tahay qof jecel barashada luqadda English?
Ma kugu adag tahay ku hadalka, qorista & - Aqrinta,dhageysiga?
Haddaba, haddii aad rabto inaad muddo kooban ku barato, waxaan kuu diyaarinay Course dhammeystiran oo Bilaaw ilaa Dhammaad.
🏐Diiwaan galinta Dufcadii 13Aad
🪀Sidoo kale, Qiimo-dhimis gaar ah ayaa hadda socota!
➡️ Iska diiwaan gali WhatsApp-kan hoose.
👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼
https://wa.me/252613000897
397
0
DHIIRIYE CHENNEL
22 mai 2026, 21:38
📷 Photo
Hadaba waa kan qaabkii ay wax u qori jireen soomaalidu
Hadii aan macneeyo waa sidan
Barbara ilaa burco
ooridaydii wanaagsanayd haboon wacays eebahay ha ku dhawro Aamiin
( intaa waxaa I raaca ) warqadaadii qabtay wixii ku yiilay gartay Aniguna intaa waxaan ku maqnaa carcaraafkiina waxaase la yidhi Allaw ha cadaabin nin aan waxba ogayn
Idinkuse igama warhaysaan haatan.
Intaas ayaan ku joojiyey inta kale soo raacso I.n
https://t.me/abdiraxman14
452
DHIIRIYE CHENNEL
22 mai 2026, 21:38
📷 Photo
FURSAD CAJIIB AH 🔥
4 Course oo muhiim ah:
✅ CapCut
✅ Premier Pro
✅ Graphic Design
✅ Photoshop
💥 Dhammaantood kaliya ku iibso 5$
⏳ Fursaddan waxay socon doontaa waqti kooban, ee ha seegin fursaddaada aad ku baran karto xirfado faa’iido leh maanta si aad berri ugu shaqeysato.
📲 Nagala soo xiriir WhatsApp:
👇👇👇👇👇👇👇👇
https://wa.me/252613000897
401
1
DHIIRIYE CHENNEL
22 mai 2026, 21:38
SHEEKO: Jaariyad jaceyl galay
QAYBTA 5AAD 💘💍
Markuu anas igu yiri anigaa wllkaa ah baan ku iri waayahay abowe markaas buu anas yiri shaax baan kuu keenayaa isug kadib ayuu shaax ii keenay anas isla markii ayeey timid maama caasha waxeeyna aragtay inagoo haddane isla joogno aniga aad baan u naxay haddane waan is dajiyay kadib ayeey tiri maama caasha nayaa wiilka ma iga sixratay xageed iskugu nab nabeeysaa oo aad u daba socotaa iisheeg
Intaanan hadlin ayuu anas yiri hooyo gabadhaan iska dhaaf waa miskiin weey xanuunsan tahay kaliya waan caawinaayay maxeey tahay waxaad ka hadleyso kadib ayeey tiri adiga kulama hadlin ee iiga bax ilbaabka gabadhaan ayaan rabaa inaan la hadlo markaas ayuu anas baxay kadib ayeey tiri maama caasha nayaa imaqal markale haddii aay arintaan dhacdo ama aan anas kugu ag arko boorsadaada ayaad qaadaneeysaa ogoow ilbaabka ayeeyna iiga baxday
Aniga waxaan go.aan saday inaan anas xitaa aanan salaanta ka qaadin haddane anas waa qofka kaliya ee guriga igu haayo markaan murugoodana idhiiriya
Waan soo baxay anas ayaan banaanka ugu imid kadib ayuu igu yiri hooyo saakay maxeey ku tiri kadib ayaan ku iri waan ku baryaa markle ha ila hadlin xitaa waayo hooyo weey dhibsatay mana ogola inaad ila hadasho
Markaas ayuu anas igu qoslay kadib ayuu yiri adiga ma waalantahay hooyo qeeyladeeda haka caroon sow kuma dhihin naciima iska dhaaf nugeeylka markaas ayaan iri adiga waa gartaa oo waa hooyadaa balse aniga adeegto kaliyan ayaan u ahay haddal ka xun aay idhaheysana wuu idhibayaa pls aan amaan isa siiino si aan uga bad baado qeeylo iyo buuq kadib ayuu yiri anas waayahay waan tix galinayaa waxaad rabtid
Markii aan anas ka aamusnaa 2 maalin waxaan dareemay ciriiri fara badan iyo inaan uxiiso anas sheekadiisi iyo siduu iidhiiri galin jiray anas qolkiisa ayaa tv loo galiyay xitaa qolka fadhiga waa uu ka go.ay anigana aad baan uga xumaaday arintaas
Habeenkii markii la seexday ayaan aniga kaliya ku haray fadhiga kadib ayaan anas what'sAppkiisa ugu diray fariin waxaana iri fadhiga iigu imoow
Kadib ayuu igu yiri maxaa dhacay iisheeg aaway balantii aan wadda galnay sow ma ogid xiligaan in aay hooyo soo jeedo oo ay na arkeeyso
Markaas ayaan iri waan ogahay lkn halkaan mar kaliya ii imoow waanku baryaa kadib ayuu anas soo baxay markaas ayuu yiri soo bax kadib ayaan iri xageen aadeeynaa halkan soo fariiso markaas ayuu yiri maya banaanka ayaan fariisaneeynaa si aaney hooyo noo fahmin waxaan iri waayahay waana soo raacay kadib ayuu yiri waa ikan wax iisheeg maxaad iigu yeertay markaas ayaan iri inaan wax kuu sheego kaliya miyaan kuugu yeerayaa
Markaas ayuu yiri haa ee wax iisheeg kadib ayaan ku iri kaliya waan cidlooday adiga ayaan ku tabay midaas miyaan ku qaldanahay kadib ayuu yiri maya kuma qaldanid anigaba sidii ruux meel iga fog jira ayaan kuu tabay
Kadib ayaan iri waayahy hooyo ayaa na arkeeyso ee orod qolkaaga aad ana waan seexanayaa markas ayuu yiri ma intaan kaliya maya wax badan ayaan kula joogayaa ha i burin kadib ayaan ku iri anigaba waan rabaa inaad ila joogtid oo haddalkaaga wuxuu ii yahay neecaaw haddane hooyo ayaan ka baqanayaa ee orod seexo...
Lasoco part:6
#join dheh si aad uga mid noqotid asxbteyda mhdsnd
EMOJI KALA NOOCA SAARA MAHADSANIDIIN ❤️🫂
"Kuma diidi karayee
Ha i deyrin waligaa
Haku digan naftaydee
Dabacsanida Ii baadh
Daacad baan ahaane
Adiguna daryeelkiyo
daganaanta ii badi
Dugsi lama huraaniyo
Duxda caashaq leeyahay
Kuu daawee kashayda
Ana dayaxa samadaan
Kugu soo dawaafsiin
Si aad dunida caashaqa
Ugu Soo durduurato"
276
1
DHIIRIYE CHENNEL
8 mai 2026, 11:33
📷 Photo
Duruur hoortiyo
Cirirkoo darariyo
Dhulkoo doog ahi
Ubaxa dusha sare
Xareedu dagtaad
Dawooy tahay oo
Dunida oo idilna
Adaa dumarkaba
U ah dayax ifa 🌙
“Ka bax aagga raaxadaada, oo wajah cabsiyaashaada. Kobacu wuxuu yimaadaa marka lagu loolamo laguna tijaabiyo, ee ma yimaado marka aad ku jirto meel raaxo leh.”
— Vex King