wiilkan aqoon buuxda uma lihi balse qaab dhaqankiisa ayan u bogin wakhtiyada qar xata wuxu iso wacayay si joogta ah isago koLba cabasho ku jira
shekadisu way dheertehe wuXu cawa i tusiyey bahalnimada la dhoho â Duruuftu â in xoolo bili aadan ku gayso Oo waxa uu qofka kale haysto Aad ku hoos qado isagon Ogayn
cabaar 9:30 imika ahe ayu iso wacay wN k qBtay Call cabar wa wada hadalnay
wuxu yidhi sidan
> Hello wll waxan raba su aal ina ku waydio
aniga = diyaar iwaydii
isaga = waxan raba qof Somaliland jooga lacag ma iso diri kara
aniga = haa balse hadu dollar hayo Un
isaga = qaabke ayu igu so diri kara isheg
Aniga = qofka lacagt diraya igu so xidhiidhi
Isaga = my qBka lacagta lo dirayo un isheg
marka aan hadaladisa aan u fiirsaday qof lacag dhci raba yahay bu iga aamusay information siin lagana aan ka diiday
somalia ayu sharaftu ku sheganayo rew sonaliland baahidiisa u gaysatay ð³
aniguna balan waxa ku qaday qof walbi wado qLdan haysta inaan umada hor keeno
si la iakaga ilaalio
NABADEYð«¡