56.
Nebigu ﷺ wuxuu yidhi:" qofkii raba inuu Alle risiqa ufuro,cimrigana u dheereeyo;qaraabada ha xiriiriyo"
#Axadith
384
10
Baro xadiiskan
۶ اردیبهشت ۱۴۰۵، ۰۴:۴۷
📷 Photo
𝗦𝗔𝗟𝗔𝗔𝗗𝗗𝗔 𝗪𝗜𝗧𝗜𝗥𝗞𝗔
Salaadda Witrigu waxay ka mid tahay sababaha lagu helo jacaylka Alle.
Waxaa laga wariyey Ali ibn Abi Talib Allaah haka raalli noqdee inuu yiri Rasuulka ﷺ : “Kuwa Ehlul Qur’aanka ahow Witriya , maxaa yeelay Alle waa Witri (Keli ah), wuxuuna jecel yahay Witriga.”1
Tixraac:
Waxaa weriyey Abu Dawud al-Sijistani (1416), Al-Tirmidhi (453), Al-Nasa'i (1675), iyo Ibn Majah (1166).
(Xadiisku waa xasan sida ku xusan As-Saxiix al-Musnad).
Sharaxaad :- Nabigu ﷺ wuxuu ku boorinayaa dadka Qur’aanka akhriya inay tukadaan salaadda Witriga, sababtoo ah Alle waa Keli (Witr), wuxuuna jecel yahay wax kasta oo Witr ah (tiro is dheer). Salaaddanina waa mid ka mid ah camallada lagu kasbado jacaylka Ilaahay.
https://t.me/JiilkaRajada
410
Baro xadiiskan
۶ اردیبهشت ۱۴۰۵، ۰۴:۴۷
📷 Photo
53.
Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi: Waxaa halaag ama waadi naareed u sugnaaday midka sheekada ku soo daraya been si uu dadka uga qosliyo halaag baa u sugnaaday, halaag baa u sugnaaday.
⭕️Beentu ma bannaana Haba ahaato mid qosol ah ama kaftan "
#Axadith
379
11
Baro xadiiskan
۶ اردیبهشت ۱۴۰۵، ۰۴:۴۷
📷 Photo
54.
Nebigu ﷺ wuxuu yidhi:"cunno Alle agtii waxa loogu jecel yahay ta ay gacantu ku badato-ta la wadaago ee lawada cuno-".
#Axadith
52.
Wxuu Dhahay Nabiga Scw "Allaha Nafteyda Gacantiisa Ku Jirtaa Ku Dhaarte Hadaydana Dambaawi laheyn Alle Wuu idinla Tagi lahaa wxuu keensan Lahaa Dad Dambaawayo, Ilaahey Dambi Dhaaf Weydiista, Oo Loo Dambi Dhaafo Mrksne.
🔴 Wxn ka fahmeyna xadiiska: Musiibadu Ma'ahan Inaad Qalad Ku Dhacdid Ee waa Inaad Qaladkii Ku Adkeesato.
#Axadith
397
6
Baro xadiiskan
۶ اردیبهشت ۱۴۰۵، ۰۴:۴۷
📷 Photo
48.
Nabiga scw wxuu Dhahy: " xalaal uma ahan ama uma banaana Haweeney inee weydiisato walasheda furitankeda say u gadisato Xeeradeeda wxkle mahan iyada wxa usugnaaday wxii loo qadaro.
NB. Wxn ka qadanay Xadiska inee Xaramthy Nin naag qabo adigana ku bahde inaad dhahdo So fur gabadhas kdib le iigursana wxuu Alle ku qadaray ayaad leedhy iska alaaliya
#Axadith
283
6
Baro xadiiskan
۶ اردیبهشت ۱۴۰۵، ۰۴:۴۷
📷 Photo
49.
Nabiga inuu Dhahay: " 4 Arin oo Jaahili ah ayey umdeyda ku suganyihin Kamana Tagaayan,
1. Faantamida Nasabka,
2. In la duro ama wx laga sheego Nasabka,
3. Roob doon oo Xidigaha inla baryo ah
4. Baroor Diiqa (Qofka marku musibo ku dhaco inuu dhabanada garaaco)
"BaroorDiiqas Hdysan ka towbo keenin malinka qiyame wxa laso istaajinaya ayago wataan Surwaal Dumur leh ( Dumur: laami) iyo dirac candho ama qolof ka sameysan ah.
لا حول ولاقوة الابالله والعياذ بالله
سبحان الله العظيم واتوب اليه استغفر الله
#Axadith