هنوز هیچ نظری وجود ندارد. اولین نفری باشید که نظر خود را به اشتراک میگذارید!
آخرین پستها
Hafsa Muscab
۲۸ اردیبهشت ۱۴۰۵، ۰۰:۰۷
📷 Photo
Lamaanaha kolka ay aqal galan ninka aya sheekeeyo gabadhuna way dhagaysata, muda ka dibna gabadha aya shekayso oo wà uu dhagaysta asaga, marka ugu dambaysana labadooda aya wada shekaysta dariska aya dhagaysto.🥰
Ma gaartay heer uu dariska ku dhagaysto 😆
#24saac
628
3
0
Hafsa Muscab
۲۸ اردیبهشت ۱۴۰۵، ۰۰:۰۷
📷 Photo
Xishoodka ayuu ale nagu qurxiyay
Waxa uuna nasiiyay xaqeynii oona
Sharfay iyadoo dumarka lagu duugayo nolosha .
Majirto hal sabab oo aan u dhihi karno
Xaqeyna ayaan u baahana nahay intaan dibadaha iyo haayadaha u baxno .
Gabdhayahow haku caasinina Rabigiina🤲🏻
Nagu soo biir https://t.me/Umu_sulaymaan
#Hafsa_abdi🖌️
638
3
Hafsa Muscab
۲۸ اردیبهشت ۱۴۰۵، ۰۰:۰۷
📷 Photo
😌🥲🌚
651
3
Hafsa Muscab
۲۸ اردیبهشت ۱۴۰۵، ۰۰:۰۷
📷 Photo
#24saac
720
2
Hafsa Muscab
۲۸ اردیبهشت ۱۴۰۵، ۰۰:۰۷
📷 Photo
Marka aad ixtiramto naftaada ayay dadkuna ku ixtiramayaan, kolka hore naftaada garo xaqeeda.🫡
#24saac
628
6
Hafsa Muscab
۲۸ اردیبهشت ۱۴۰۵، ۰۰:۰۷
📷 Photo
Falastiin
"malin qurux badan mudan in biyo dahaba lagu qoro"🫡🥰
#24saac
614
4
Hafsa Muscab
۲۸ اردیبهشت ۱۴۰۵، ۰۰:۰۷
📷 Photo
"Gef ma'aha in aaad dhalato adiga oo faqiidh ah,
Se gefku wa in aad dhimato adiga oo faqiidh ah"
#24saac