Imaamu shaafici waxa uu yidhi :
لا تعجلنَّ فليس الرزق بالعجل،
Ha dagdagin , waayo is waalwal iyo dag dag laguma helo risqiga
الرزق في اللوح مكتوب مع الأجل،
Risqiga iyo deefta uu qofku cunayo waxay ku qoranatay looxul maxfuudka waxaana ay ku ag qoranatay ajasha iyo geerida qofka
فلو صبرنا لكان الرزق يطلبنا
Hadii aynu samri lahayn risqigu isaga ayaa ina soo doonan lahaa
، لكنه خُلق الإنسان من عجل.
Lakiin maxaynu samri aadanaha ayaaba laga abuuray dagdage