No reviews yet. Be the first to share your experience!
Latest Posts
Booliska JSL
29. Apr. 2026, 09:21
Duleedka magaalada Gabilay ayuu gaadhi ku jiidhay marxuumkan illa haddana lama aqoonsan , cidii garanaysaa hala xidhiidho Taliska Qaybta Booliska Gabilay.
Eedaysanihii iyo gaadhigiina Ciidanka ayaa gacanta ku haya
7,320
77
0
Booliska JSL
29. Apr. 2026, 09:21
Nala baafiya.
7,900
0
0
Booliska JSL
29. Apr. 2026, 09:21
📷 Photo
7,000
166
0
Booliska JSL
29. Apr. 2026, 09:21
📷 Photo
6,940
24
0
Booliska JSL
29. Apr. 2026, 09:21
Banka Wajaale ayuu gaadhi ku jiidhay 21-7-2025kii Marxuumkan , gaadhigii iyo Eedaysanihii Ciidanka ayaa gacanta ku haya ehelkiisu hala xidhiidhaan Hogaanka Nabadgelyada Waddooyinka
7,730
31
0
Booliska JSL
29. Apr. 2026, 09:21
📷 Photo
9,620
138
0
Booliska JSL
29. Apr. 2026, 09:21
Deegaanka Baliga Cas ayaa laga soo qaaday maydka Marxuumka ilaa haddana lama aqoonsan , ehelladiisu hala xidhiidhaan Hogaanka Baadhista Dambiyada ee C. I. D
10,100
91
0
Booliska JSL
29. Apr. 2026, 09:21
#Baafin:- Waxaanu baafinaynaa ehellada Nin maskax ahaan xanuunsanaaya oo Caawa caweyskii gaadhi ku jiidhay deegaanka Haleeya ee Bariga Hargeysa.
Eedaysanihii iyo gaadhigiba Ciidanka ayaa gacanta ku haya, cid kasta oo aqoonsta degdeg hawla xidhiidhaan Xarunta Ciidanka Nabadgelyada Waddooyinka ee Bariga.
#F. G:- Dhaawaca dhibanaha waxa lagu daweynayaa Cisbitaalka weyn .
8,680
9
0
Booliska JSL
29. Apr. 2026, 09:21
#Baafin:- Ninkaasi waxa uu gaadhi ku jiidhay deegaanka Diinqal ee Bariga Hargeysa ,waana dhaawac culus , Eedaysanihii iyo gaadhigiiba Ciidanka ayaa gacanta ku haya .
Ehelkiisu hala xidhiidhaan Cisbitaalka weyn Hargeysa iyo Laanta nabadgelyada waddooyinka ee Bariga.