Reer galbeedku waxa ay aaminsanyahiin in furaha Muslimiintu ay yahiin carabta sidaas awgeed ayuu Moro perger u yidhi tariikhd ahan waxa sugan in carabtu ay tahay awooda islaamka Hadii La rabo in islaamka La burburiyana waa in marka hore iyaga la burburiyaa,
Carab waa nimanka 800 sano kaga talinaayay aduunka shareecada islaamka amiiru Muminiin omer binu khadaab ilaa umawayiinti cabaasiyiinti
Waa Raga uu ka dhashay Suldaan salaadiin haaruuna rashiid boqor jinsiyada ka qaadi jiray dolwada Romaanka 4,000 oo asaxaabi in ka badan ayaa nebiga S,C,W balan ka qaaday inay diinta gaadhsiinayan caalamka waanay gaadhsiyen
Dadka carab aflagadeya iyago siyaasiyiinta maanta xukuma u jeeda waa dad fakirada calmaaniyiinta galbeedka aaminsan xambaarsan
2,600
๐๐๐๐_๐๐๐๐๐_ ๐ค+๐ง
May 18, 2026, 01:18 AM
Qalbi U diyaar ah Inu Kula Hanto Hamigiiisa Yahay Inu Ku dhawrto Dhaar ku maray InU ka Foganin Ku Dareensiiya Jacaylkiiso muxabiada khalqiga Aadmiga Kaaga beegsano Daawadiisa u tahay Marba hadu gashan ku Yahay Hadafkiisu Hiilin Marna Uu Tanaasulin War hadad qalbi ledaHay waa qalbi Kula Mido Balse dhibcaha jacaylka Ku Dhibceeno Deeqdii ilahay Qalbiga U Furay Inu Aduun ka dhigto Wehelkiisa Noqo Ajgoojiisa waad ku nasaneh Sidii Hooyo ku so Korisay Ruux Qalbigeda u daalacdo U malayso inay tahay dhalaN Ku korinaysa Aadmia Laga Xusha Hoyy waa nimcad Aad Hesho alle kuu qoray mudo une Noqo Kii Anfac Quudeh Qalbigiisa ku Qabsadeh ka dhawra nabarada iyo dhaawaca ka dhawr Kala Fogaanshaha dheradka ka dhawra khiynada aan Lo hayn Haybadiisa Hoy waa Wa dareen Aadmiga ka dhexeyo Xaaskaaga u noqo baari U jeclow siDii Nebigena muxamed ุนููู ุตูุงุฉ ูุณูู u jecla Caaisha U dhawri jiray U noqo Dhexdiina ka dhawra Dhaliilaha idin so Gaadhayah Ha beenin jacaylka zppto ah ereyga (ุงูุญุจ) waa aayad Ilahay Umadiisa uu ku jeclaanayo haddii ay Isaga Adecaanoy u sujiidane Ha beenin Jacaylka ilahayย Kalmadiisa hadaad beeniso Waxa tahay khalqiga alle uu abuuray Oo aad la mid tahay Oo aad beenisay Nimcadu waa jacayl dadka maxa isku Keena maxay isku Fahmaan Sidee ayay isku Fahman Ereyga (ุฑุญูู )waa Naxariis badane waa ayaad ayatullah wana asmaa ullah magacyada alle mid kamida Naxariisteh Adoomadiisa quudiya sida aayadan( ุงู ุงููู ุบููุฑ ุฑุญูู ) Alle waa Danbi dhaafe Naxariis Badan
Marka waliga ha beenin adigo Ogayn iyo adigo Og Haddii kale Alle u laabo danbi dhaaf waydiiso Danbi dhaaf ku dadaal Inaad Saladada Iyo5 Camalkaaga wnaaajiso Saahida aduunyo aad ka qadatoh si aad u tagto ta aakhirada Aayadan ayledahay (ุฅููู ูุฑููู ุจุนูุฏ ููุฑุงู ูุฑูุจุง)ย Suuratul Qiyaamaha Ayay ku jirtaย (Waxay U arkan ina ay malinka qiyaamaha ay fogtahay Dhankagayana Aan u aragno inay dhawdahay) marka wll Aduunka waxaad jeclaanayso alle dartii u jeclow Waxaad nacaysana alle dartii U nac
Qofka diin waan ku jeclaan qof saladiisa Camalkiisa Aakhiradiisa cabsida ilahay Uu Ka qabo Uu Ilaalinayo Wakhtiyadisa
Qofka kalena Diinย la aan san ku Nici Wa qofka salaada tukanayn Alle ka cabsanayb Camalkiisana aan Hagaajisnayn
Dadkuna waa labadas oo kliya yaysan iskugu kaa darsamin gabdheyt/Wiilow gabdha/Wiilka jecshahay Ku dheh Tuko Ilaali salada waani wacdi Hadii ay ku Diido ku maqli waydo isaga/Iyada Oo aadiguna Toosan tahay oo Aadan baydh baydh ahayn Gabdha Alle dartii u nac Qofka slada tukada iyo ka aan tukana isku mid ma ahaan Ee aaa laba qofo midna alle u dhawaday Oo Alle gacmaha U fidiyey Danbi dhaf iyo alle ka Cabsi midna waa mid alle ka jeestay Aduunyo u jeestay Salad iyo Camalba aan haynin wa labadaas Nebigena muxamed ุนููู ุตูุงุฉ ูุณูู ayaa jibriil U yimid Isagoo murugsan Markasu ku yidhi Jibriil ,: nebi maxumadow maxaad la murugsan tahay Oo ku helay markasu ugu jawabay Nebigena muxamed ุนููู ุตูุงุฉ ูุณูู :- Jibriilow Umadaydii Umadaydii
Marka wll Aduunaydu yaysan ku Jiidan Alle ka Baq ilahay Aan qof ahayn Kuma hanuuni karo Dadkuna Waa Mid Un Oo ku baraarujinaya ku xasuusinaya inay aakhiro Jirto Laakiin hanuuniyaha Runta ahi waa alleh Danbi dhafe marka wll Shaydanku uu ku lug goynine alle nXariistiisu way Fidsan tehe u dhowow Isaga la munaajo xaajadada io baahidada dabooli kare U sheego walidkaagana Ka ducayso
Aad ban idiin salamaya ๐ฅบโค๏ธ๐
Wixii aan khaldayna aadmi ayaan ahay wixii aan saxayna Alle ayaa Ii qoray inan idiin soo gaarsiiiyo.๐
Ku soo biir CHANNEL Oo kala soco https://t.me/WANAAJIYE24
>Axaadiista
> Tafsiirka aayadaha
>Iyo Iwm โค๏ธ๐
๐๐๐๐_๐๐๐๐๐_ ๐ค+๐ง
May 18, 2026, 01:18 AM
๐ท Photo
Wuxuu yidhi: aniga oo hurda oo taleefoonkayga eegaya ayaa aabahay guriga soo galay, waxa uu i arkay aniga oo sidatan oo kale u jiifa, waxa uu igu yidhi: Qofkii ku arka waxa uu u malaynayaa in aad tahay gabadh uur leh!! Waan xanaaqay, lkn kuma af celin karo aabahay, cabbaar ka bacdi ayuu igu soo noqday... cabbaar buu I eegay, markaas ayuu igu yidhi:waxaan ku idhi miyaad ka cadhootay? Waxaan ugu jawaabay: Haa, wuxuuna iigu jawaabay: Ha xanaaqin... sababtoo ah cadhadu waxay dhib u leedahay caafimaadka ilmaha aad sido(uur-jiifka).๐๐
2,640
24
๐๐๐๐_๐๐๐๐๐_ ๐ค+๐ง
May 18, 2026, 01:18 AM
Bishaaro. Bishaaro. Bishaaro
Ma tahay qoraa ama hal-Abuure jecel inuu bulshadiisa wax u faa'ideeyo waxaan fursad kuu siinayaa in aad ka mid noqoto Walaalaha kanaal kamid ah รงhannelada telegram wax ku soo gudbiya .,
Soo dhawow oo noqo qofka ugu horreeya ee ka faaideysto jaaniskan ... ๐
Balse ugu horeen waxaa muhiim ah in aad buuxin karto shuruudaha hoos ku qoran :-
1 - Waa in ay kaa go'antahay in aad bulshadaada uga faa'iideyso aqoon wixii aad ku dheer tahay.
2 - Waa in uu hab qoraaleedkaagu yahay mid la fahmi karo oo isku dheeli tiran soona jiita indhaha iyo qalbigaba.
3 - Waxa aad soo gudbineyso in ay ahaadaan waxyaabo looga bartay dhalinta dhexdooda.
4 - Ugu yaraan 2- maalmood mar in aad channelka post soo dhigi karto.
5 - Waa inaad so gudbin karto wax yaabo ay kamid yihiin xikmadaha iyo Dhiirragalinta.
6 - Waa in badanaa uu qoraalkaagu ahaado ama uu ku qornaado luuqadeena Soomaaliga.
7 - Iyo in aad tahay qof lahaysto jadwalka iyo systemka wax loo soo gudbiyo.
8 - Waa in aadan kadaba keenin marka linkiyada la soo gudbiyo wax post ah.
9 - Waa in aad oofiso oo aad ka soo baxdo
balanta aad naga qaadeyso aniga iyo bulshada.
10 - Ugu dambaytii hadii aad soo akhrisey shuruudahaas kor ku xusan kana soo balaan degtay oo ay kaa go'an tahay diyaarna u tahay Qalbiga kaa ogsooni sharaf iyo karaamo waxaad codsigaaga ku soo diri kartaa linkiga hoos kaaga muuqda i.a kheyr badan ban kuu rajeynaynayaa. ๐๐ฅฐ
~ Halkan iigala soo xidhiidh si aan kuugu caleemo saaro admin โ๏ธ๏ธ๏ธ https://t.me/Xabiibatullaah ๐ค