Wa Website ad ka heli karto resources waxbarashada👇
🔸Free Courses📖
🔸Scholarship Links
🔸fursadaha Online
🔹
🔹
🔹
User feedback or question👇
@zhacro
@maanlivebot
@somalify
Follow @maanhage to stay updated with the latest links and heli trends and news
Shuruudaha Account Verification
╰┈➤Si aad uga mid noqoto barnaamijka Coursera for Refugees, waxaad u baahan tahay:
╰┈➤Inaad ka weyn tahay 18 sano.
╰┈➤Inaad haysato dukumenti sharci ah oo caddeynaya inaad tahay qaxooti, magangalyo-doon, ama ilaalin caalami ah ku jirto, ama tahay muwaadin waddan soo koraya.
╰┈➤Dhallinyarada Soomaaliyeed waxa ay verification u isticmaali karaan Passport ama National ID.
╰┈➤Marka la xaqiijiyo, Kiron waxa ay si gaar ah kuugu diri doontaa waddan la tixgelinayo, waxaana si gaar ah loogu oggolaanayaa koorsada.
SAHAYDA SAA’IMKA
Kitaabka Sahayda Saa’imka waa buug yar oo diini ah oo aan u qoray si daacad ah, una hibbeeyay Ilaahay dartii.
Wuxuu xambaarsan yahay ducooyin, xusuusin, iyo sahay ruuxeed oo uu soomuhu uga faa’iidaysan karo bisha Ramadaan.
Buuggu waa free, waxaana loo diyaariyey qaab PDF ah si qof walba u heli karo, u akhrisan karo, uguna faa’iideysan karo.