Love quotes and relatabke 📚 post
الحمدلله على كل حال💙
Sido kale waxad kala socon kartaa
_____________________________
◇ Wacyigelin
◇ Xikmado
◇ Dhiirigelin
◇ Oraahyo
@wacyi01 offers specialized information about kala and love for subscribers interested in Inspirational Quotes
https://www.tiktok.com/@cubarsi_wiil_tulo?_r=1&_t=ZS-94FB28U1ZZg
Follow iso dhaha saxibal Tiktok gas ayaan furtaye Bal wkase i kala kiciya xita saxibadina usi share gareya saxib yal😂💯🖤👍
Allah waa Ilaaha aan waxba la mid ahayn, kana sarraysa in lagu sifeeyo waxa ugu sarreeya ee suuragal ah ee kaamilnimo, waa Midka Naxariista badan (Al-Laṭīf) ee aan lumin nicmooyinkiisa meel kasta oo ay joogaan. Haddii dhammaan wixii dhulka yaalla—kuwo aan noolayn iyo kuwo noolba—la isu geeyo si ay u helaan naxariista, dhammaantood waxay noqon lahaayeen wax aan qiimo lahayn marka loo eego xadka naxariista Eebaha Naxariista badan.
إن ربي لطيف😢🌸
952
4
WACYI || وعي
Apr 27, 2026, 09:14 AM
📷 Photo
BEENTU WAA HALAAG
===================================
قال رسول الله ﷺ:«إياكم والكذب، فإن الكذب يهدي إلى الفجور، وإن الفجور يهدي إلى النار»
(رواه مسلم)
Rasuulka ﷺ wuxuu yiri: “Ka digtoonaada been, maxaa yeelay beentu waxay keentaa faasiqnimo, faasiqnimaduna waxay keentaa naar
1,070
3
WACYI || وعي
Apr 27, 2026, 09:14 AM
Noolow Siduu Alle SWT Ku Faray – Maxaan Ka Wadaa?❤️🩹😊
U noolaanshaha siduu Alle ku faray micnaheedu ma aha inaad noqoto qof aan qalad gelin, balse waa inaad noqotaa qof mar kasta isku dayaya inuu saxo jidkiisa.
Waa inaad ku dadaashaa salaadda, akhlaaqda wanaagsan, runta, iyo ka fogaanshaha wax kasta oo Alle swt ka Xarimay. Waa inaad noqotaa qof qalbigiisu Alle ku xiran yahay, meel walbo oo aad joogto Markaad kaliga tahay iyo Markad dadka lajoogtid .
U noolaanshaha siduu Alle ku faray waa inaad doorataa raalli ahaanshaha Alle halkii aad ka dooran lahayd raaxada naftaada. Waa inaad fahantaa in adduunku yahay imtixaan, Aakhiraduna tahay natiijada imtixaankaas .
Xigasho : https://t.me/FikradahaXorta