No reviews yet. Be the first to share your experience!
Latest Posts
🌴_TEaM➖🅰L Raxma🌴
May 25, 2026, 10:10 AM
📷 Photo
3 sifo o mu’muniinta dhabta ah 😢👇🏻👇🏻
إِنَّمَا الْمُؤْمِنُونَ الَّذِينَ إِذَا ذُكِرَ اللَّهُ
وَجِلَتْ قُلُوبُهُمْ وَإِذَا تُلِيَتْ عَلَيْهِمْ آيَاتُهُ زَادَتْهُمْ إِيمَانًا وَعَلَىٰ رَبِّهِمْ يَتَوَكَّلُونَ😢😢
1♥️Mu’muniinta waa kuwa Alle marka laxuso ay gilgisho qalbigooda 🥲
2♥️Marka lagu dul aqriyo aaydka Alle qur’anka waxaa usiyaadi iimaan 😢
3♥️waa kuwa Rabigooda tala saartan 🥰
Yaa rabbi nagu sifeey sifadkaas 😭😭😭🤲🏻
https://t.me/AlRaxmachannel
493
1
0
🌴_TEaM➖🅰L Raxma🌴
May 25, 2026, 10:10 AM
📷 Photo
▪︎SIDEE LAGU HELAA IN RASUULKU(ﷺ) KUU SHAFEECO QAADO(KUU ERGOODO) MAALINTA QIYAAMAHA?
Rasuulku(ﷺ) waxa uu yiri" Qofkii igu salliya markuu waabariisto 10 jeer, markuu galabaystana 10 jeer, waxaa haleesha shafeecadayda(ergayntayda) maalinta qiyaame". Micnaha qofkii igu salliya labadaa 10 aad ee subaxa iyo galabta, waan u shafeeca qaadayaa maalinta qiyaame.
عن أبي الدرداء رضي الله عنه أن النبي صلى الله عليه وسلم قال : (من صلى عليَّ حين يصبح عشرًا ، وحين يمسي عشرًا ، أدركته شفاعتي يوم القيامة)
▪︎ صحيح الجامع
https://t.me/AlRaxmachannel