Mahmoud Darwish waxa uu yiri:
โMaalin ayaan nidhi: ma kala tagayno ilaa geeridu timaado. Geeridii way soo daahday, annaguna waanu kala tagnay.โ
Al Pacino waxa uu yidhi:
โNoloshan waxaad ku baran doontaa wax walbaโฆ marka laga reebo qalafsanaanta, qof kale ayaa ku bari doona.โ
https://t.me/anfacnaftaada23๐
2,170
4
dhabar adayg ๐
May 18, 2026, 12:17 AM
๐ท Photo
Dabeecadda wanaagsani waxay dabooshaa camal xun oo badan, sida dabeecadda xuni ay u daboosho ama u aqriso camal badan oo wanaagsan.
Xikmad hore
https://t.me/anfacnaftaada23๐ ka dhigo wehelkaaga kana korodhso wax ku anfaca
2,190
5
dhabar adayg ๐
May 18, 2026, 12:17 AM
๐ท Photo
2,250
0
0
dhabar adayg ๐
May 9, 2026, 05:04 AM
๐ท Photo
Wanaaji Dabeecadaada๐ฅฐ
Noqo qof kheer rajeeya arimaha noloshada ku aadan: in aad wax fiican rajaysid waxay kuu suuragelinaysaa in aad gaarto hormar wanaagsan
Noqo qof dagan: in aad noqotid qof dagan waxay ka mid tahay waxyaabaha kaa caawin karaan in aad noqotid qof soo jiidasho leh, hana noqonin qof cadho badan sababtoo ah cadhada badan ama xanaaqa badan waxaa asal u ah sheydaan sheydaankana wanaag kuuma sameynayo in uu wax kaa dumiyo maahee, qofka aan cadho badneyn waxa hubaal ah inuu yahay qof dabeecad leh.
Noqo qof wax dhageysta: marka ay kula hadlayaan bulshada ama dadka aad markaas la nooshahay waa in aad dhagaysataa, marka aad dadka dhageysatid waxay kuu arkayaan in aad ixtiraamaysid hadii aad dadka kale ixtiraamto adiga waa lagu ixtiraamayaa bulshada dhexdeedana qiimo iyo sharaf ayaad ku yelaneysaa.
https://t.me/anfacnaftaada23๐